Maxaa ka jira in ku-xigeenkii Abuubakar Al-Baqdaadi gacanta lagu dhigay?

Ku-xigeenkii hogaamiyihii la dilay ee ururka Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi ayaa la sheegay iney gacanta ku-dhigeen Booliska dalka Ciraaq. Ninkan oo magaciisa afgarashada lagu sheegay Abu Khaldun ayey Ciidamada Booliska Ciraaq waxay sheegeen inay gacanta ku soo dhigeen xilli uu ku sugnaa magaalada waqooyiga Ciraaq ku taalla ee Kirkuk. Abu Khaldun oo ilma-adeer la’ ahaa Abuubakar … Continue reading Maxaa ka jira in ku-xigeenkii Abuubakar Al-Baqdaadi gacanta lagu dhigay?